Agricultural science terminology words.

 



Qoraal kan erayada ah ee aan soo xulay waxaan ugu talo galay in uu ka faa’iidaysto, Arday waliba oo barta cilmiga Beeraha, maadaama erayadan intooda badani ay ku taxaluqaan ama ba la xidhiidhaan Cilmiga Beeraha.

Sidasooy tahay erayadan waxan ka soo xigtay buuga la dhaho ”QAYLO DHAAN DEEGAAN” Ee uu qorey.  Qoraa-AHMED IBRAHIM CAWAALE. Iyo bugaag kale oo dhawr ah sidoo kale dictionary-yo.  

Sababta ugu wayn ee aan erayadan usoo ururiyay ayaa ah, in ardaygu uu u baahanyahay waqtiga jaamacda erayadan, sababtoo ah casharaanta badankooda way la xidhiidhaan. Waliba waxaan ugu sii fududeeyay iyagoo ku micnaysan Af-Soomaali.

Ugu danbayn, waxaan idiin rajaynayaa Guul dhamaantiin iyo waliba Akhris wanaagsan.



ERAYGA

 

Abiotic

Adaptation

Afforestation

Agriculture

Agropastoral

Allergy

Animal impact

 

 Annual plant


 Antelope

Badlands

Barrier

Bio-degradable

Bio-diversity

Biomass energy

Biotic

Bio-medical waste

Biogas

Birth control

Browser

Bund

Carbon sink

Carrying capacity

Charcoal

Production

Check-dam

Climate

Coal

Colony collapse disorder [CDD]

Compaction layer

Contamination

Coping mechanism

Coral bleaching

Corporate responsibility

Contour bunds

Crop

Dam

Deforestation

Degradation

Demarcation

Desert

Desertification

De-shelling

Disposal

Dominant species

Down stream

Drainage

Drought

Dung

Dye

Early warning

Ecosystem

Eco-tourism

Effluents

Enclosure

Enclosure

Small endangered

Endemic

Energy flow

Environmental impact assessment

Eroded areas

Evaporation

Evaluation

Exotic plant

Extinct

Family planning

Famine

Fertilizers

Flooding

Fodder

Food chain

Food security

Forester

Forest guard

Forestry

Fossil fuels

Freshwater

Natural gas

Genetic diversity

Genetic engineering

Genetically modified food

Geothermal energy

Global warming

Gravel

Gravity

Grazer

Grazing management

Greenhouse effect

Gully

Habitat

Hand dug well

Hardpan

Herbicides

Hive

Holistic resources management

Honey

Humidity

Hydro-electric power

Impact

Impermeable layer

Imported species

Improved cook stove

Indigenous species

Infiltration

Infrastructure

Insecticide

Insect

Inter-breeding

Island

Land degradation

Landfill

Land marks

Land slides

Live fence

Litter

Locust

Marginal land

Maturity

Micro-climate

Migratory birds

Mineral cycle

Mist forest

Mitigation

Moisture

Noxious plant

Nursery plant

Nutrient cycle

Nutrients

Open grazing

Over-grazing

Ozone layer

Parasite

Pastoralism

Permeability

Perennial plant

Permeable plant

Photo monitoring

Photovoltaic

Palatable species

Pasture

Pod

Pollutant

Pollution

Positive

Precipitation

Predator

Pressure

Prey

Quality of life

Rangelands

Rational grazing

Regeneration

Recovery

Recruitment

Recycling

Reforestation

Rehabilitation

Relict

Renewable energy

Resting land

Rotational grazing

Runoff

Rural

Sand dunes

Salt lick

Sand storage dam

Sea turtle

Semiarid

Settlement

Shelter

Shelterbelt

Shrub

Silt

Slope

Social Responsibility

Soil erosion

Soil stabilization

Soil structure

Soil waste

Solar energy

Sparse

Species

Sub-surface dam

Surface water catchment

Terraces

Tillage

Tourism

Toxic waste

Toxin

Trampling

Transhumance

Transplant

Ungulate

Unpalatable species

Upstream '

Urban

Urbanization

Valley

Vegetation cover

Vegetation zone

Water cycle

Water effectiveness

Water runoff

Watershed

Water trucking

Weather

Wind

Weeds

Wetland

Wild foods

Wildlife

Wind-break

Wind energy

Woodcraft

 

 

 

 

UJEEDO

 

Ma noole

La qabsi ama la jaanqaad

Dhirayn hor leh

Beero

Xoola dhaqato beeralay

Caaro

Raadaynta xoolaha[waxaa loola jeedaa saamaynta ay raafaha xooluhu dhulka ku leeyihiin].

 Dhir sanadle ah; geed noolaan kara sanad ama in ka yar, sida xili kaliya oo kale.            

 Ugaadha la qoyska ah deerada.

Dhul-xume.

Cubbo-dhawr

Qashin iskii u baaba'a.

Kala duwanaanshaha noole.

Dareere ama neef

Noole

Qashinka cisbitaalada

Gas-neefeedka dhrirqda xoolaha

Taran xakamayn

Caleen-daaqe

Moos

Dajiye-kaarbon ama nuuge -k

Mugga daaqitaan

Dhuxulaysi

Wax soosaar

Biyo qabatin

Cimilo

Dhuxul dhagax

Kala daadashada shinida

Lakab cufan

Sadhayn

xeelad iska caabi

Dhimashada shacaabiga

xilkasnimada shirkadeed

Moosas xoodxoodan

Dalag

Biyo xidheen

Dhir xaalufin

Tayo-dhac

Soohdin

Lama dagaan

Saxarow

Qolofrid

Basrin

Noole gacan sareeye ah

Hoobad doox

Biyo dareerin

Abaar

Digo

Midabeeye

Digniin horaad

Sabo deegaaneed

Deegaan dalxiiseed

Dikhow biyood

Seere

Sagaro

Noole halis ku sugan

Ugaar ah deegaan ah

Wareega tamarta

Sahaminta raadaynta deegaanka

Daleed dheer

Uumi bax

Xuubsibasho

Geed qalaad

Dabar go

Qorshaynta qoyska

Macaluul

Bacrimin

Daad xoog leh, fatahaad

Caws

Mareegta cuntada

Sugnaanshiyaha cuntada

Dhir ilaaliye

Dhir ilaaliye duud xidh

Iaaliye kaymeed

Shidaalka dhirta/noolaha

Biyo nadiif ah

Gaas dabiici ah

Kala duwanaanshaha hida sidaha

Handasa hida sidaha

Cuntooyinka la min guuriyay

Tamarta laga dhaliyo kulka

Diiranaanta arlada

Qururux

Cuf jiidasho

Doog daaqan caws daaq ah

Maamulida/maaraynta daaqa

Raadaynta guriga cagaaran

Bohol, booraan

Wada ool, hooy deegaan

Ceel gacmeed

Dirri

Kiimikada lagu dilo dhirta

Gaaguur

Maaraynta dhamayska tiran ee khayraadka

Malab, 

sayax

Awooda korontada eelaga dhaliyo biyaha

Saamayn

Lakab aanay biyuhu ka dusin

Noole la soo dhoofshay

Girgire dhuxusha madhiya

Noole xero dhalad ah

Ciid-galka biyaha

Kaabe

Cayayaan dile

Cayayaan

Iska dhal, taran wadaag

Arlo yar

Tayo dhaca dhulka

Qashin kabbis

Tilmaan dhuleed

Dhul go ah

Ood nool

Xaab

Ayax

Dhul wax soosarkiisu liito

Qaangaadh

Cimilo goobeed

Shimbiraha hayaama

Wareega macdanta

Kaynta ceeraaman

Samato bixin

Rays/ qoyaan

Geed xun

Xarunta tarminta dhirta

Wareega nafaqeeyayaasha

Nadaqeeye

Daaqsin furan

Xaalufin daaq

Lakabka osoon

Daris ku noole

Xoolo dhaqasho/to

Disniinka biyaha

Geed laba sanadle ah

Lakab biyuhu ka dusi karaan

Koormeer sawir

Farsamada tamarta cadceeda lagu badalo

Geed dhadhan leh, geedsan

Daaq

Dhimbiil

Dhalan roge

Dikhow

Togan

Qoyaan[roob, dhado, ceeryaan]

Habar-dugaag

Cadaadis

La cune

Tayada nolosha

Dhuldaaqsimeed

Daaqitaan maangal ah

Fiil

Soo kabasho

Ku soo korodho daaq cusub

Meerto galin , dib u daaqsi

Dib- u dhreyn

Dib- u hagaajin

Hadhaadi

Tamarta dib loo cusboonaysiin karo

Nasinta dhulka

Kaltaminta daaqa

Qulqulka biyaha

Miyi, baadiye

Bacaad dhisan, bacaad tuulan

Ciida dhanaanku ku badanyahay

Biyo xidheen ciid koriye ah

Diin badeed

Qarfo u-eege

Degsiimo

Gabaad

Dabayl caabbi

Geed gaab

Bataax

Sin, janjeedh

Xilkasnimi busheed, masuuliyad bul

Caro guur

Caro nagayn

Samaysinka carada

Qashin guntan

Tamarta cadceeda

Teelteel
bah dhireed ama Bah xayawaan

Biyo xidheen ciida ka hooseeya

Ballay

 Jaranjaroyin cid ama dhagax ka samaysan

Qodaal iyo diyaarin dhul si loo beero

Dalxiis

Hadhaa sun ah

Sun

Budlinta ciida

Dool

Abqaal

Qoobley

Geed aan dhadhdan lahayn

Xaga sare ee biyo-roga

Bender

Magaalayn

Dooxo, godan

Gibil dhireed

Aag dhireed

Wareega biyaha

Wax-ku oolnimada biyaha

Qulqulka biyaha

Biyodhac

Biyo dhaamis, gaadhi-gaadhi saar

Jawi

Dabayl

Harame

Buqo

Qadhaab

Duurjoog

Dabayl-cabi

Tamarta dabayshs

Quraar


Post a Comment

Previous Post Next Post