How to use ChaTgpt Africa (Especially Ethiopia and Somalia)

  


Sidee ChaTgpt looga isticmaali karaa wadamada africa sida somalia ama ethiopia.



INTRODUCTION(Hordhac)

 

What is ChaTgpt?  

Easy way to use ChatGPT in Africa.

 

First, What is ChatGPT ?

ChatGPT is a modern AI language version developed through Open AI. It is designed to generate human-like textual content responses to input text activates, making it an incredibly useful tool for a ramification of applications, which includes customer support, content advent, or even fun communication.

 

As a language version, ChatGPT can be used in lots of one of a kind ways, and the first-class way to apply it depends on the unique venture or aim you have in mind. Here are some pointers and tricks on the way to use ChatGPT in Africa:

 

Customer Service: ChatGPT can be used to reply to customer inquiries and provide beneficial records. Simply educate the model on a dataset of often requested questions and it will be able to offer helpful solutions in a conversational way. This can save time and assets as compared to traditional customer service strategies, and can also be used to offer 24/7 provider.

 

Content Creation: ChatGPT also can be used to generate articles, stories, or even poetry. Simply provide a prompt and the model will generate textual content that fits the tone and style of your input. This may be specially useful for marketers and content material creators who need to generate a number of content material in a short amount of time.

 

Fun Conversations: ChatGPT can also be used truely for fun, as it is designed to respond to a wide type of input and generate thrilling and tasty responses. Whether you're looking for a digital partner or simply need to have a stupid communique, ChatGPT can offer hours of enjoyment.

 

To use ChatGPT in Africa, absolutely get right of entry to the OpenAI internet site and comply with the commands to installation an account. From there, you could use the model to generate text responses to any prompt you provide. You also can customise the model via education it on your own dataset or high-quality-tuning it for specific applications.

 

In conclusion, ChatGPT is a powerful and versatile AI language version that can be used in many distinct approaches. Whether you are trying to improve customer service, create content material, or just have a few amusing, ChatGPT is a tool well worth exploring.


Waa maxay ChaTGpt?

ChaTgpt waa barnaamij ku shaqeeya qaab artificial  intelligence ama AI waxaanu kuula sheekaysanayaa sidii qof caadi ah, waxkasta oo aad waydiisona wuu kaaga jawaabayaa waliba sikino wax ka yar.

 

Waa barnaamij ku shaqaynaya mashiino casri ah kuwaaas kuu sahlaya marka aad wax waydiiso inay kuugu jawaabaan qaab fudud iyo waliba jawaab aad u qurux badan aad na u kooban, dhab ahaantiina arday badan ayuu caawiyay barnaamijkan chatgpt,

ChaTgpt waxa uu soo baxay dhmaadkii novermeber waxaanu uu hawada ku jiraa mudo ka yar laba bilood amaba laba bid waana barnaamij ay aad uga cabaadeen shirkadaha iyo eng-neerada qaar, waxaanu is duwaan galiyay in ka badan 10milion oo qof mudadaas yar.

waxaa samaysay oo asaaskiisa hore iska leh shirkada Open AI, kuwaas oo iska leh barnaamijyo dhawr ah kuwaas oo ku shaqeeya mishiino casri ah si dag dag ahna kuu caawinaya.

Hadaba barnaamijkan gabi ahaan kama shaqaynayo Ethiopia iyo Somalia sidoo kale badiba wadamada Africa kama shaqaynayo oo looguma talo galin.

Sidaas oy tahay waxaa jira qaab aad u fudud oo aad ku isticmaali karto adiga oo jooga wadamada aanu ka shaqaynayn.

 

Step One : Wadada kowaad ee aad qaadaysaa waxa weeye:

Marka 1aad inaad soo dajisato application ka Pishion ama VPN, intaas kadib waxa aad samaynaysaa laba qaab si aynu u kala saarno dadka isticmaalaya mobile ka iyo kuwa isticmaalaya iyo kuwa isticmaalaya laptop ka,

Laptop: chrome ka soo furo kadib waxa ad ku qorta VPN intaas kadib soo dajiso, kadib waxa aad samanaysaa khaanadaa ubaxa ah soo furo, kaidb unpin kaidb sidaas ayuu kuugu xidhiidh samay.


 

 

 

 

 

 

 




Hadaba intaas kadib si aad u xidhiidhisid waa inaad taabataa calaamadaas sawirka ka muuqata kadib taabo free VPN for chrome, halkaas ku dhufo meesha buluuga ah ee kuu soo baxday waxaad ka doorataa marakaynk(USA) kadib waxa aad ka sii doorataa Verginia halkaas kaga xidhiidhso laptop kaaga. Eeg sawirkan markaad xidhidhinaysidna waxa aad tabataa meesha O-da ah ee cad. Hlakaas ku dhufo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Mobile:  waa fududyahay moobilku ugu horeyn waxa aad tagtaa playstore ka ama appstore ka kadib waxa aad ku qortaa VPN kaidb la soo dag oo ku xidhiidhso mobilkaaga.

 

Step Two: chrome ka waxaa ad ku qor chatgpt?

 

 

Kadib waxa aad doorataa ciwaankan, kadib waxa aad ka Chat-in halka ay ku qoranatahay dabadeed halkaas ka samayso account cusub oo chatgpt ah adiga oo taabanaya sing in. Hadaba ahdii aad joogto wadamada yurub ama ameerika wuu ku aqbalaya laakin hadii aadan joogin oo aad Africa wadmada qaar aad joogtid kuma aqbali doono. Sidaas awgee si uu kuu aqbalo waa inaad samaysaa qodobada goos ku xusan:

·         Marka hore chrome ka ufuro oo ku qor chatgpt iyada oo mobile kaaga uu kuugu xidhiidhsanyahay application-ka chatgpt.

·         Marka xiga chatin taabo hadana SIGN IN taabo kadib email ku marka uu kuu soo baxxo ha galin email kaaga ee waxa aad galinaysaa email kale oo wadmada dibada laga leeyahay/

Hadaba side lagu helaa email kaas ?

Khaanad cusub soo  furo chronme ka kadib waxa aad ku qortaa email tempo, kaidb  

Temp Mail - Disposable Temporary Email

kadib gudaha marka aad u gasho soo koobiyee emailk ay kunsiiyaan, intaas kadib ku noqo halkeeni hore ee aad emailka galinaysay, kadib halkaas ku copy garee link emailkii lagu soo siiyay, paword cusub oo adag samayso, kadib log in dheh.

Markaas kadib waxa uu ku waydiinayaa verivicatio code. Hadaba si aan u helno code ka waxaa d ku noqoqtaa khaanadii aad ka soo koobiyaysay email ka halkas ka soo qaado code, oo ku soo koobiyee khaanadaada.

Intaas kadib waxa uu ku waydiinayaa phone number kaaga?

Hadaba maadaama number radeena aan la ogolayn waxa aan samaynaynaa mar kale sidii hore ee aynu email ka ku soo helnayoo kale.

Waxa aad soo furataa page cusub oo chrome ka ah kadib waxa aad ku qortaa phone number temporary kadib khaanada u sareysa dooro. Kadib numberada badan ee kuu soo baxay dooro mid kamid ah, kadib soo koobiyayso, kadib ku noqo khaanadaaadii hore kuna paste garee number ka ad soo qaadatay,

Hadaba marka hlkaaas layslamarayo waxaa jira wuu diidaa badanaa waayo number rada aynu isticmaalayno waa kuwo ay dad kale iska leeyihiin sidaas awgeed wuu ku diidi doonaa, laakiin haka quusabe ku celceli ugu dambayn marka uu ku aqbalona waxa aad samaysa cide ka ayuu ku waydiin doona,

Hadaba halkeed code kii u doonaysaa?

Waxa aad u doonaysaa code: ku noqo halkii aad ka soo koobiyaysay number kaidb referesh dheh ka dib halkaas ka soo qaado code ka uu kuu soo dhigo.ugu dambayna halkaagi hore ku noqo kuna paste garee code aad wadatid.

Kadib waxa uu ku soo saari doona khaanado badan oo cusubm khanadaas waa xaayasiis waxaad na taaban doonta nexthadan next. Ugu dambayn waxa uu ku keeni doonaa halka su’aalaha lagu qoarayo. Intaas kadib waad guulaysata. HAMBALYO . . . .

 

FG: Hadaba hadii ay wax kugu adkaadaan fadlan coment ga noogu soo qor adoo isticmaalaya email kaaga, waad mahadsantahay aqriste.

 

Mahadsanidiin.

Post a Comment

Previous Post Next Post